BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Taliyaha ciidamada Iran oo soo saaray digniin ugu dembaysay ee ka dhana Maraykanka iyo xulufadiisa
“Hal qalad oo ka yimaada cadowga awgiis, Maraykan keliya ma ahaan doono mid ammaan ah, dabka gobolka ayaana baabi’in doona Maraykanka iyo xulafadiisa.”
Maraykanka oo BBC-da uga warramay sida uu u arko in la aqoonsado Somaliland
Maraykanku wuxuu xilliyadii u dambeeyey saraakiil askar u badan u diray Somaliland, kuwaasoo gaaray ilaa Berbera xilli ay qaar ka mid ah xildhibaannada Jamhuuriga ee aqalka kongareska soo jeediyeen in la aqoonsado Somaliland
Maxaa keenay hoos u dhaca lacagta doollarka Maraykanka?
Falanqeeyayaashu waxay sheegeen in qeyb ka mid ah hoos-u-dhaca dollarka uu ka tarjumayo walaaca suuqa ee ku saabsan siyaasadaha maamulka Donald Trump.
Maraykanka oo shaaca ka qaaday tirada weerarrada uu bishii Janaayo oo kaliya ka gaystay gudaha Soomaaliya
Haddii duqaymuhu ay sidan ku sii socdaan sanadka oo dhan waxay horseedi doontaa arrintan in ku dhawaad 300 oo duqeyn uu Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadkan 2026-ka
Cod, Dhegeyso: Rabshadihii maanta ka dhacay gudaha baarlamaanka Federaalka, Muddada 7,13
Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Federaalka ayaa sheegtay in la dhawaacay kadib markii uu 'askari ka tirsan ciidamada booliska u gacan qaaday'
Labada madaxweyne iyo xiriirkii kala dhaxeeyay Jeffrey Epstein
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynihii hore ee Mareykanka Bill Clinton ayaa ka mid ah dhowr qof oo caan ah oo la og yahay inay xiriir la leeyihiin dambiilaha galmada ee Jeffrey Epstein.
Abuu Khaalid oo ahaa xubin sare oo la dilay iyo faahfaahin ka so baxaysa
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ninkaan oo muhiim u ahaa kooxda, waxaana ciidamadu u arkaan in tallaabadan guulweyn oo u soo hoyatay marka loo fiiriyo howgallada ay wadeen xilliyadii la soo dhaafay
Wiil 5 jir ah iyo aabihii oo ay hey'adda ICE qabtay oo dib ugu soo laabtay Minnesota iyo sababta
Xildhibaan Joaquin Castro oo laga soo doorto Texas, kana tirsan xisbiga Dimuqraadiga, ayaa Axaddii sheegay in Liam Conejo Ramos iyo aabbihii Adrian Alexander Conejo Arias laga sii daayay xarunta xabsiga Dilley ee Texas, kadibna ay dib ugu safreen magaalada Minneapolis.
Waa maxay sabaha deg-degga ah ee uu kor ugu kacayo qiimaha dahabka?
Qiimaha dahabka ee wiqiyadiiba ayaa kor u dhaafay 5,000 oo dollarka Maraykanka ah. Qiimaha dahabku wuxuu kordhay 60% sanadka 2025, waan uu sii kordhayaa kordhayaa sanadka 2026.
Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta
Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan Ayatollah Ali Khamenei ayaa sheegay Axaddii in hadii Mareykanka uu soo weeraro dalkiisa, ay isku bedeli doonto colaad goboleed, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Tasnim.
Talooyin ku anfacaya Ramadaanka si aad u ilaaliso caafimaadkaaga
Kuwa sida caadiga ah caba shaaha ama kafeega waxaa laga yaabaa inay la kulmaan madax xanuun iyo daal inta lagu jiro maalinta.
Maxaan ka ognahay qaraxa ka dhacay Iiraan iyo dadka ku dhintay?
Afar iyo toban qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhaawacmeen kadib qaraxyo kala duwan oo la soo sheegay Sabtidii.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 3 Febraayo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 2 Febraayo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 2 Febraayo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 30 Jannaayo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































